Diyaarad goordhaw kusoo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde (Daawo Sawirada)

Diyaarad yar oo nuuca xamuulka qaada ah ayaa goordhaw kusoo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana socda baaris ku aadan khasaaraha ka dhashay shilkaasi diyaaradeed. Sida aan wararka ku helnay diyaaradan ayaa waxaa lasoo daristay cilad taa oo keentay in ay ku dhacdo qeyb kamid ah garoonka diyaaradaha aadan Cadde, waxaana warar … Continue reading Diyaarad goordhaw kusoo dhacday garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde (Daawo Sawirada)